Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo dhawaan degmada diinsoor ee gobalka baay golaha deegaanka ay yeelan laheyd lagu guuleystey in la soo xulo ayaa waxaa degmada diinsoor gaarey wafdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta koonfur galbeed soomaliya maxamed abuukar, waxaana degmada diinsoor ku soo dhaweyey gudoomiyaha degmada waxgaradka odeyaasha dhaqanka iyo bulshada qeybaha kala duwan.
Warkan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir.