Ganacsatada Degmada Marka ee Gobalka Shabeelada hoose Oo loogu baaqey in ay maalgashadaan degmadaasi.

0
254

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha degmad marko Abdulaahi Ali Ahmed waafow ayaa ganacasatada degmada marko ee gobolka shabeelada hoose ayaa uga baaqey in ay ka faaideystaan mashaaricda laga hergeliyey degmada marko waxaana uu gudoomiyaha ganacsatada kula dardaarmey in ay balaariyaan ganacsigooda si daqliga degmada marko uu u noqda mid aad u kobco.

Warkaan waxaa noo heya Abdirahman Yusuf Hassan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here