Warbixin ku saabsan Maxamed Daahir oo ka tahriibey baydhabo,dibna ugu soo laabtay.

0
371

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed daahir maxamed,kana mid ah dhalinyarada  magalada baydhabo ee xaruunta gobalka baay ahna milkiila xaruunta ganacsiga Al raxma shop ayaa radio arlaadi uga warbixyey ganacsigiisa tan iyo xligii uu bilaawey, wuxuuna tilmaamey in mudo badan dalka ka maqnaa isagoo tahriibey.

Warbixintan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here