Wadooyinka xaafadaha Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobalka baay oo dib udhis ka socda.

0
457

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib udhiska guriyeynta  koonfur galbeed soomaaliya Axmed nuur sheekh maxamed ayaa kormeer ku tagey wadooyinka magalada baydhabo oo qaar kamid ah ka socdaan dib u dhisyo lagu dooneyo in lagu soo saaro bilicda magaalada taasi oo bulshada baydhabona ay si weyn u soo dhaweeyeen.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here