Bulshada ku nool Degmada Marko Oo dareenkooda ka hadlay kadib dib u dayactir lagu sameeyey suuqyada magaaladaasi.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo magaalda Marka ee gobalka shabeelada hoose ay ka socdeen dib u dayactiro suuqyada magaaladaasi ayaa maamulka koonfur galbeed waxa uu diirada ku saarey sidii dib loogu soo celin lahaa bilicda guud ahaan suuqyada si dadka ay uga faaideystaan.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here