Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib udhiska guriyeynta koonfur galbeed soomaaliya Axmed nuur sheekh maxamed ayaa kormeer ku tagey wadooyinka magalada baydhabo oo qaar kamid ah ka socdaan dib u dhisyo lagu dooneyo in lagu soo saaro bilicda magaalada taasi oo bulshada baydhabona ay si weyn u soo dhaweeyeen.
Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi