Waa Sidee Xaalada Dadka Ku Jiraan Xarunta Dhimirka Ee Magaalada Baydhabo?

0
342

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xaalad Nolo Xuma ah Ayay Ku Nool Yihiin Dadka Dhimirka Loogu Jiro Ee Lagu Xanaaneyo Xarunta Dhimirka Ee Magalada Baydhabo.

Dowlad Ama Hay’ad Oo Si Toos ah Ugu Warqabto Majiraan waxay Ku Tiirsan Yihiin Jaalidaha Iyo Dad Muxsiniin ah Oo Ka Danqaday Dhibaatada Ay Ku Nool Yihiin.

Mu’asasada Al Raxma Ee Magaalada Baydhabo Ayaa Si ay U Ogadaan In Ay Yihiin Dad Laga Warqabo Ayaa Waxay U Sameysan Qado Si ay Maalintaan Ay Ugu Farxaan.

Agaasimaha Xaruntaasi Aadan Jeldelmaan Iyo Qaar Kamid ah Muxsiniintii Ka Socdeen Al Raxma Ayaa Ka Hadlay Xaaladooda.

Radio Arlaadi:-Maryan Macalin Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here