Tuulooyin Hoos yimaada Degmada Bardaale oo daawooyin Lacag la,aan ah la gaarsiiyay

0
326

Baydhabo(Radio Arlaadi)-MCH ka CC ee Degmada Bardaale ee gobalka baay ayaa ku tiirsan dhamaan dadka ku nool tuulooyinka hoos yimaada degmadaasi ,iyagoo  dadka baadiyaha ku nool aan inta badan haysanin daryeel Caafimaad ayaa MCH CC wuxuu daryeerlid u fidiyay  dadka waaweyn iyo carrurta yaryarba , Waxeyna dhaqaatiirta daawooyin lacag la,aan ah geeyaan deegaano hoos yimaada degmadaasi sida deegnaada Toosweyne, garbadheere iyo kuwa kale.

Warkan waxaa noo heya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here