Shaxda rasmiga ah ee Kooxaha Crystal Palace vs Arsenal oo la shaaciyey.

0
289

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Crystal Palace iyo Arsenal kulankooda galabta ee Premier League.

Arsenal waxaa safkeeda hore dib ugu soo laabtay Aubameyang iyo Torreira, halka sidoo kale uu ku bilowday Pepe.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Crystal Palace XI: Guaita, Kelly, Tomkins, Cahill, Riedewald, Meyer, Kouyate, McCarthy, McArthur, Ayew, Zaha.

Keydka: Hennessey, Dann, Tosun, Wickham, Woods, Kirby, Keut.

Arsenal XI: Leno, Maitland-Niles, Sokratis, Luiz, Kolasinac, Xhaka, Torreira, Ozil, Pepe, Lacazette, Aubameyang.

Keydka: Martinez, Holding, Nelson, Willock, Guendouzi, Martinelli, Saka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here