Ra,isul Wasaare Kheyre oo maanta Wado Isku Xirta Xaafadaha Magaalada Baydhabo dhigax-Dhigay.

0
272

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Cabdi Casiis laftagareen ayaa waxaa ay dhagax-dhigeen  Wadada Xariirisa Xaafadaha Berdaale iyo Horseed ee Magaalada Baydhabo taas oo la filayo in dhismo laga bilaabo.

Saacadaha soo socda ayaa sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha la filayaa in uu dhaagx-dhigo Xarumo muhiim ah si dhismooyin looga bilaabo,isaga oo intaasi kadib aadi doona degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here