Qiimaha Maciishada Suuqyada Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool Oo Sare u kacday

0
328

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Heerkii ugu sareeyay ayaa wax lagu kala iibsaneyaa suuqyada Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool, iyadoona dhawaan Amaro isdaba joog ah ka soo baxayeen Dowlada Federaalka ee Somaaliya iyo tan Maamulka Koonfur Galbeed taasi oo ku aadaneyd in Ganacsatada aysan kordhin qiimaha badeecooyinka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here