Qaar kamid ah Bulshada Baydhabo oo Aragtidooda ka dhiibtay Awaamiirta lagu joojiyay Gaadiidka Safarada ee Deegaanada KG soo gala.

0
260

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ka dib Markii la Mamnuucey in mudo ah Safarada Baaburta ee Muqdisho iyo Deganada KG Iskala goosha ayna Wasaarada Gaadiidka Cirka Dhulka iyo Duulista Hawada KG Ku Sheegtay in Awaamirtaa Looga Tala galay in Lagaga Hortago Cudurka Safmarka ee Corona Virus Si Caafimaadka Bulshada Loo ilaaliyo Maadaama Dad aad u fara badan Maalin walba Muqdisho Ka yimaada kuwana Ubaxa.

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here