Qaar ka mid ah Dhalinyarada Degmada Xudur oo loo qabtay tababar la xiriira siyaasada dhalinyarada KG.

0
273

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DKGS  mudane Cali Maxamed Cali Dhuux ayaa sheegey in dhalinyarada xuddur loo dhisayo xaruun ay kuwada kulmaan dhamaan dhalinyarada deegaanada gobolka bakool .

Wuxuuna sidoo kale kulan la qaatay gudoomiyaha gobolka bakool iyo kan degmada xudur waxeyna ka wada hadleen dhulkii loo dhis lahaa dhamaan dhalinyarada gobolka bakool oo jecel in ay sameyaan hormaro dhanka cayaaraha ah ayigoo gudoomiyaha sheegey in ay ku faraxsanyihin in la hormariyo dhalinyarada gobalka bakool.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here