Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalma ka hor ayey aheyd markii ay ka guureen dhulkii ay degnaayeeen ayagoo fulinaya amarka ka soo baxey dowlada gobleedka konfur galbeed soomaliya barakacayasha kaamka Al aamin ee ah inay iskaga baxaan Dhulka u dhow Ceelboorka Magaalada Baydhaba Balaarin Lagu sameyn raba.
Balse Dadkaan waxey qabaan baahiyo kala duwan wallow aan weli qaar ka mid ah buushashkoodi aan dhisan oo carurtooda bananka la jifaan.
Saciid cusmaan haaji gudoomiyaha kaamaka ayaa wuxuu Sheegayaa in ay la soo deristey Xaalado dhanka Nolosho kaama deriskoodi ah oo ku nool dad indhahooda qabaan dawooyin ay soo gaartey ilaa iyo maamulka degmada beydhabo oo aan weli wax jawab ah siinin Cabashadooda maadama ay yihin dad aan waxba arkin.
Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir