Olalaha Wacyigelinta Dastuurka Dalka oo baydhabo lagu soo gaba gabeeyay

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirka Olalaha Wacgilinta oo socday Mudo Sedex maalin ka socday Magaalada Baydhaba lagu soo gabgabeeyey isla markaana goobjoog ahaayeen qeybaha kal duwan Bulshada waxaa sedexdii maalin lais dhafsaday xogo ku aadan Halka uu marayo qabya qoraalka Dastuurka dalka isla markaana U xayiranayahay Dastuurka oo ubaahan in wada xaajood badan laga yeesho shacabkkuna ogaal bnadan laga siiyo si fikrahaooda uga biiryaan qodobada Mugdiga kujira si Dastuurka loo soo gabgabeeyo loona gaarsiiyo in Afti Dadweyne loo qaaday isla markaana u noqdo mid abuuri kara jawi siyaasadeed oo degan waxaa marka shirka soo dhamaaaday Arlaadi Sharaxaad dheeri ah siiyay Agsimaha Waaxda Arimaha Wacgilinta Bulshada Wasaarada Arimaha Dastuurka Dowlada Federaalka Somalia wuxuuna Shirkaan Ku tilmamay in Shacabka Reer Baydhabao kuwa Afkaaro Muhiim ah Kubiiriyeen Dastuurka Doodiisa Sedex Maalin Ku Socotay Magaalada Baydhaba.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here