Munaasabad ay Ku Qalan jabinayeen in ka badan 100 Arday oo Baratay Kuliyado kala Duwan oo Maanta Baydhabo Lagu Qabtay

0
347

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadaan ay ku qalan jabiyeen in kabadan boqol Arday ee dhigta jaamacada Koonfurta Somalia waxaa goobta Xaflada goobjoog ahaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/galbeed soomaaliya, waxaa halkaasi laga jeediyey khudbado u badnaa Hambalyeenta Aradayda Jamaacada kuliyadaha kala duwan dhameysatay iyo Dardaaran balaaran lasiinayay Gudoomiyaha Jaamacada Koofurta Somalia ayaa Marka hore Hadaladii kooban uu ka jeediyey  ku muujinayay waxay u taaganathay jaamacada koonfurta soomaaliya.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here