Gudiga Xulista Barlamaanka labaad ee KG Oo kulankii ugu horeyay ku yeeshay Baydhabo Kaa soo looga hadlay arrimo dhowr ah.

0
293

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shirkaan Jaraaid Maanta ay qabteen Gudiga  Farsamada Xulista Barlamaanka  Labaad k/Galbeeed ayay Maanta Yeesheen Kulankooda koowaad waxayna sameysteen qeybo kala duwan Gudi hoosaadyada Gudiga oo ilaa sedex Gudi u sameysataan gudiga Xalinta Khilaafadka Warbaahinta iyo  Cabashooyinka Gudiga Maaliyada iyo Logistigada Gudiga Diiwaan gilinta islamarkaan sheegeen in ay bilaawatay Howsha Gudiga Farsamada Xulista Barlamaanka Labaad ee K/Galbeed

Mahamed Keerow Mahamed Gudoomiyaha Gudiga Xulista Barlmaanka Labaad ee K/Galbeed ayaa Warbaahinta u sharaxay Muhiimada Kulanka Gudiga.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here