Midowga Iskuulada Nidamiga ah Ee Degmada Baydhabo Oo Bayaan Ka Soo Saaray imtaxaankii dhici lahaa sanad-dugsiyeedka 2019-2020.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Midowga Iskuulaadka Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay oo ka kooban toban iyo Shan iskuul ayaa waxay ku dhawaaqeen qorashaha Imtaxaanaadka Sanad dugsiyeedkan 2019-2020ka, iyadoona dhamaan ay wada xiran yihiin goobaha waxbarashada ee Magaalada Baydhabo sababa lala xariirinaya Cudurka Safmarka ku ah Caalamka ee Covid 19.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here