Culimada Magaalada Baydhabo Oo ku Baaqay in laga wada qeyb qaato Afurinta Dadka Danyarta ah.

0
250

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyadoo fooda nagu soo heyso Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Waxaa qaar ka mid ah Culima,udiinka Magaalada Baydhabo xiliyadaan oo kale Soonkii Bilaabi jireen afurinta Dadka aan awoodin in ay afur helaan iyagoo soomaan, waxeyna bulshada qeybaheeda kala duwan ugu baaqeeyn in ay ka qeyb qaataan sidii loo afurin lahaa dadka masaakiinta ah, waxeyna sanadkaan hal ku dhig ugu dhigeen “Walaalkaa ku Afuri $ 1.5.
Culimada Mu,asasada Taha Charity Foundation ayaa howshani waxay wadaan sanadkii afarad, iyagoona sheegay in sanadkaan ay afurin doonaan 300 oo qof.

Halkan Hoose Ka dhageyso :-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here