Baydhabo(Radio Arlaadi)-Iyada oo dhowaan Maamulka Gobolka Baay iyo kan adegmada Baydhabo Shacbka Magaalada ugu baaqeen in laga qeyb qaato nadaafada dibna loogu soo celinaayo Bilicda Magaalada baydhabo ayaa baaqaas waxa qaatey dhalinyaro iskugu jira Gabdho iyo wiilal oo si iskooda ah isku soo abaabuleen nadaafadaas oo lagu quruxiyo bilicda magalada
Qaar kamid ah dhalinyaradaas oo sameynay Buundada Weyn Ee isha Baydhabo halkaas oo ka muuqata Nadaf Xumo, waxay Radio Arlaadi uga warbixiyeen howsha ay wadaan iyo waxyaabaha ku kalifey in si iskooda ah ay u bilaabaan Olole Nadaafadeed.
Rahma Salaad Abdullahi ayaa warkan noo heysa