kullan looga hadleyay sidii deegameen loogu sameyn lahaa qoysaska Barakaciyaasha oo Lagu qabt degmada beydhabo

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka Qorsheynta ayaa shir gudoomiyey shir looga hadlaayey mashruuc deegaan loogu sameynayo dadka barakacayasha iyo kuwa dib usoo laabtey ee ku sugan degmada Baydhabo. Waxaa shirka kasoo qeyb galey qaar kamid ah golaha wasiiradda: wasiirka caafimaadka, Waxbarashada, Tamarta & biyaha; Gudomiyaha gobolka Bay, Duqa degmada Baydhabo, Gudomiyaha gudiga barakacayaasha & qaxootiga; hay’adaha UNHCR, INTERSOS, WFP, FAO & kuwo kale. Kulankaan wuxuu qeyb ka’ahaa dadaalo ay wadey wasaarada Qorsheynta oo xal-waaro loogu raadinaayo dadka barakacayaasha ee degan Baydhabo.

Warkan waxaa Noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here