Ganacsatada gobolka bakool oo walaac ka muujiyey maciishada oo kor u kacdey

0
277

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Afartii sano ee la soo dhaafay ayaa degmada xudur ee xaruunta gobalka bakool ayaa ka jirin hormaro ku saabsan dhanka ganacsiga maadaama degmadaasi aysan si toos ah u galin baabuurta lagu geeyo raashiinka, waxaana keliya u furan hal wado oo degmada Baladweyne ee gobalka hiiraan kaasi oo laga yaabo bishii afar mar wax ka yar in raashiinka ugu imaado, inta badan alaabta bagaashka ahna waxaa lagu keenaa diyaarad taasi oo kor u kicisay maciishada quduldaruuriga ah.

Warkan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here