Kulan looga hadlaayay Xaaladaha Barakacyaasha oo Magaalada Baydhabo lagu qabtay.

0
335

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo maal gashiga dowalad Gobaleedka koonfur galbeed soomaliya mudane Axamed mudow nuunow oo kulan laqaatey mamulka Degmada Baydhabo, gudiga barakacyaasha koonfur galbeed iyo hey,adaha ka shaqeeya deganada koonfur galbed soomaaliya.

kulankan waxa looga hadlaayay xaalada barakacyaasha sida aya u heli lahayeen daryeel Nolaleed dadka ku nool kaamamka Magalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here