kulan looga hadlaayay wacyigelinta iyo Hormarinta Bulshada oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
248

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkan oo socon doono muddo sadax maalin ah ayaa ka furmay Hoteel safari ee magaalada baydhabo waxaana daah-furay agaasimaha guud ee wasaaradda arimaha gudaha koonfur galbeed Mudane Mustaf Sheikh Abdullahi Adaf

Tababarkan ayaa waxaa ka qeybgalaya sodon ruux oo ka kala socda xaafadaha maagalada waxayna ku baran doonan fahamka mashruuca kaalinta dowlada ee adeeg bixinta iyo ka jawaabida baahida bulshada wacygelinta bulshada ee adeeg bixinta dowlada lahaanshaha iyo ilaalinta adeegyadda bulshada kaalinta bulshada iyo doorka haweenka ka qeybgalka bulshada ee fulinta mashaaricda horumarineed ee laga fulinayo magaalada baydhabo.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here