Ganacsatada Degmada Xudur oo ku dhiiradeen in Habeenkii ay ganacsadaan.

0
258

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Xudur ayaa laga dareemeyaa isbedelo ku aadan hormarada ganacsi ee degmadaasi gaar ahaan habeenkii, waxaana magaalada xudur mudooyinkii dambe ku soo badanayay ganacsiyo cusub oo kala duwan gaar ahaan habeenkii oo horey loo arki jirin goobo ganacsi oo furan, bulshadana isku soo baxaan, waxaana taasi sahashay in solerada qoraxda ku shaqeysa laga hirgeliyey degmadaasi, ganacsatadana ay ku dhiiradaan in habeenkii ay ganacsadaan.

Warkan waxaa noo heya Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here