Haween ku dhibaateysan Xeriyaha barakacyaasha baydhabo oo codsaday in loo gargaaro.

0
328

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Haweenka ku nool kaamamka ku yaala duleedka degmada beydhabo ee xaruunta gobolka baay waa kuwa inta badan la ildaranyihin daruufo kala duwan iyagoo ka soo barckey degaano kala duwan oo ka tirsan gobalka baay halka qaar kale ay ka soo barakaceen gobalka bakool.

Dhaahira xasan isxaaq waxey ka mid tahay haweenka ku nool kaamka boorama lawiile oo ka mid ah kamamka ku yaala duleedka degmada baydhabo waxeyna ka timid tuulo lagu magacaawo iriile oo ku taala degaanada konfur galbeed soomaliya waxeyna kaamkaani ay ku sugantahay mudo sideed bilood ah.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here