Hal abuurka ganacsiyada ee Magaalada Baydhabo oo ku soo badaneya Haweenka.

0
396

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa soo kordhayaa fahanka ganacsiyada kala duwan ee magalada baydhabo ay ku soo kordhinayaan gabdhaha kala duwan ee ku nool magalada baydhabo sida goobaha lagu qurxiyo gabdhaha, ganacsiga yar yar ee lagu iibiyo qudaarta, meelaha sida gaarka ah loogu iibiyo dharka kaliya ay isticmalaan dumarka .

Ifraax maxamed Cali waa gabar heysata caruur afar ah oo aabahooda ay kala tageen waxay ka mid noqotay gabdhaha ku dhiiradeen in magalada baydhabo ay ku soo kordhiso ganacsi yar oo ay nolasheeda iyo mida qeyskeeda ay ku mareyso, hada waxay dukaankeeda ay ku iibisaa alaabta aroosyada ee guryaha ladhigto iyo kuwa cosmatikiska ah ee gabdhaha lagu qurxiyo.

Bartamihii sanadkii tagey ee 2019 ayay carwadaan ka furatay xaafada berdaale ee magalaada baydhabo ka horna waxay aheyd gabdhaha wareejisa alaabta loo yaqaano ha I wareerinin.

Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here