Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay.

0
282

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guddomiyaha baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa magaacabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigenkiisa.

Guddigan ayaa ka kooban 13 xubnood oo laga soo xulay xildhibannada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here