Goolhayayaasha kooxaha heerarka koowaad iyo labaad ee baydhabo oo tawabar loo furay.

0
386

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka kubada cagta koonfur galbeed oo kaashanaya Goroje goalkeeping lkeeping acadmey ayaa maanta baydhabo tababar socon doona mudo hal maalin ah uga furey goolhayayaasha teamamka heerarka koowaad iyo labaad ee ka dhisan baydhabo kuwaas oo gaaraya 12 goolhaye.

Dhanka kale waxaa boorte kasta la gudoonsiiyey qalab isugu jira maaliyad, sigsaan, gloves iyo qalab kale.

Tababarka waxaa bixinaya maclimiinta kala ah macalin: Abdiwali Colaad Qanyare iyo macalin Abdirizaaq Farax Cumar.

Radio Arlaadi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here