Ganacsatada Iyo Bulshada Degmada Diinsoor oo Cabsi ka qaba in sare u kac ku yimaado Maciishada Degmadaasi

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudooyinkii ugu Dambeysay Degmada Diinsoor Xaalada kajirta ayaa ahayd mid aad u liidatay Maciishata Qutul duruuriga ahna ay ahayd mid kasareysay kuwa laga iibiyo magaalooyinka Furan sida Baydhaba Hada Maadama Dulimaadyadii badnaa ay yaraadeen iyo Maciishadii Goboladaan uga imaata Degada Muqdiso ay yaraatay Sababa Laxariira Cudurka Safmarka Corona waxaa Hada aad looga baqayaa inay Maciishatii Halkii Hore kasii marto mid kamid ah Ganacsatada Degmada Diinsoor ayaa sharaxaya Halka ay Mareyso qiimaha kala duwan Maciishatada

Si Lamid ah Ganacsatada kale iyo Bulshada Degmada Diinsoor Kusugan ayaa Ayaguna dhankooda Walaac Xoogan kaqaba inay kor ukacdo Cunatada Waxay Mamulka K/Galbeed Uga baqeen inay Arinkaan ilgaar ah Loo yeesho Bishii Soonkana ay Fooda Nagu soo heysay si Bulshada saameyn xun uga yeelan.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here