Dhismaha Masjidka Jaamac Ee Degmada Xudur Oo Ku Dhow Meel Dhamaad ah.

0
356

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Si ay degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ay u yeelato masjid weyn oo ay ku wada tukan karaan dhamaan bulshada  ayaa maamulka degmada xudur odiyaasha dhaqanka iyo shacabka oo ay is kashanayaan waxay dib u haweyn ku sameyeen masjidkii jaamac oo dhisnaa mudo ku dhow 50 sano kaasi oo si aad ah ugu muuqday burbur daran.

mudo ku dhow labo sano oo dhiman wax aan ka badneen labo bilood ayaa waxaa dhismihiisa meel dhamaan ah marayaa masjidka jaamac ee degmada xudur kaasi oo laga dhigay labo biyaano, waxaana uu kamid noqon donaa misaajidada ugu weyn degmooyinka kg Sheekh Xuseen Waa gudoomiyaha gudiga dhismaha masjidka jaamac ee degmada xudur waxaa uu kahadlayaa marxaalada hada uu maraayo masjidka.

Warkan Waxaa noo heyo Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here