Gabdho ku nool Xuddur oo bilaabay caawinta walaalaha dhiban.

0
502

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gabdho ku nool magalada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa waxaa ay bilaween in ay u dhaqdhaqaqaan hormarin gabdhaha iyo arimaha degaanka, gabdhahaani ayaa intooda badan waxaa ay ka imadeen magaalooyinka kale ee dalka kadib waxaa ay go’aansadeen in ay qeyb weyn ay ka qataan hormarinta arimaha bulshada.

Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here