Dhegeyso:-Wasaarada caafimaadka Koonfur galbeed oo ka wacyigelineysa faafitaanka cudurka qaaxada.

0
318

Wasaarada caafimaadka dowlada goboleedka koon fur galbeed ayaa dadaalo uga jirta sidii wax looga qaban lahaa ama loola tacaali lahaa cudurka tiibashida {TB} ayadoo ay sameysey kooxo dadka ka wacyi geli saameynta cudurkan iyo faafidiisa.

Drs Xaajiya Abdinor Mohamed  waa madaxa waxda tiibeyda wasaarada caafimaadka ee  dowlada goboleedka koon fur galbeed waxaa ay sharxeysa  Sida ay kooxa bulshada ugu wacyi geliyaan

Sidoo kale waxaa ay Drs soo hadal qaatey saameynta ay leedahey tiibeyda iyo sida ay dadka ugu faafto  ayadoona  ka sheekeysey muhiimada ay leedahey in la qaato daawada

Cudarkan qaaxada ayaa faraba,an ku haya bulshoweynta somaliyeed ayadoo welina ay socdaan dedaalo lagu ciribtirayo cudurka qaaxada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here