Dhegeyso:- Saameynta Baraha Bulshada iyo Waxbarashada.

0
343

Dadka soomaaliyeed oo sanadihii dambe aad ulaqabsadeen badankooda isticmaalka adeegyada tiknoolajiyada ayaa ka duwan waayihii hore ee tiknoolajiyada dalka ku yareyd balse hada ay jiraan in qoyskiiba intaa ruux ka isticmaasha adeegsiga tiknoolajiyada sida uu sheegeyo eng ahmed beder oo cilmiga tiknoolajiyada dad bara

Adeegsiga warbaahinta bulshada ayaa noqday mid aad ugu sii baahaya bulshada Soomaalida dhexdeeda, gaar ahaan dhalinyarada.

Warbaahinta bulshada ayaa leh faa’iidooyin iyo khasaaro intaba, taasoo saameyn ku yeelata noloshada isticmaalayaasha.

Hadaba saameynta adeegsiga shabakadaha bulshada ee dhinaca internetka ee dhalinyarada ayaa saameyn ku yeesha dhanka waxbarashada waxaana ka warbixyey Ahmed Beder oo ah macalin wax ka dhiga iskuulada magaalada baydhabo ku yaalaan isagoona fariin u direy waaladiinta ardeyda

Baraha bulshada ayey noqdeen meelaha ugu badan ay dhalinyarada iyo dadka kaleba waqtigooda ku bixyaan waxaana taasi sababtay in ay yaraadeen wada sheekeysiga dad isla jooga oo qofliba ku mashquulaya telefoonkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here