Dhegeyso:-Isticmalka Maandoorayaha oo Dhalinyarada Baydhabo ay kusii badanayaan

0
408

Maandooriyaha tubaakada loo yagaano taabuuda iyo isticmaalka kaniinga taramdolka waa noco ka midaha maandooriyaasha mudooyinkii ugu dabeye sii Aadha  u istimaclaan dhanyarada jiilka yare Ee hada soo koroyaan  waxa yeelada ka dhan karto istimaalka taabuuda ayaa ah waxa yeelo  caafimad oo aha dhanka iyo maskaxda iyo jirka intees kale hasayeeshe dr cabdigaadir cabdi xasan  oo ka midha dhagaatiirta baydho kan holgalo xaruunta caafimadka daryeel hosbitaal  ayaa ARlaadi u sharexey waxa yeelada caafimad ka dhankarto istimaalka labada tabuuda iyo taramdolka.

Gaar kamidha dhanyarada waxa yeelada caafimad ka soo gaartay Istmaalka tabuuda iyo taramadolka ayaa wxa aya ku jiraan Xaruunta dhimirka Ee magalada baydhabo  dr faaney ayaa Markale ku talneya in lagu dadaalo sida lagu cirbtiro lahaa Gansiga Maandoriha waxan fariin u direey dhanyada istmaasha Mandoryaasha  tarmadolka iyo tabuuda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here