Dhegeyso:- Qaar ka mid ah Gudoomiyaasha degmooyinka koonfur galbeed oo ka hadlay shirka baydhabo ugu socda.

0
290

Iyadoo weli magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay uu ka socday Shirkii Gudoomiyaasha Degmooyinka koonfur galbeed iyo gudoomiyaasha Gobalada ayaa waxaa loogu Hadley Qorsho hanaanka qaran ee maamul u sameynta degmooyinka koonfur galbeed. Qaar ka mid ah gudoomiyaasha degmooyinka ayaa warbaahinta ugu warbixyey waxyaabihii shirka ku saabsanaa.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen gudoomiyaasha 18ka degmooyinka koonfur galbeed ayaa marka uu dhamaado waxaa laga fileyaa in laga soo saari doono warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii la isla meel dhigey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here