Dhegeyso:- Maamulka Degmada Qoryooley ee Gobalka Sh.hoose oo ka warbixyey adeegyada bulshada ee degmadaasi

0
415

Gudoomiyaha Degmada Qaryooley ee gobalka Sh.Hoose  Siid Cali ibraahim ayaa ka warbixyey  xaalada degmada qaryooley iyo adeegyada degmada gaar ahaan caafimaadka iyo waxbarashada isagoona sheegey in caqabad ay ka heysato dhanka caafimaadka.

gudoomiyaha oo baydhabo ku sugan ayaa qeyb ka ah gudoomiyaasha shirka baydhabo ugu furmey isagoona halkaasi kaga warbixyey guud ahaan degmada qoryooley sida ay tahay iyo nolosha bulshada halkaasi ku nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here