Dhegeyso:- Naafada Koonfur Galbeed oo baaq u dirsadeen bulshada si loo caawiyo.

0
303

Ururka Naafada deegaanada koonfur galbeed soomaaliya ayaa baaq u direy dhamaan Hay,adaha Gargaarka, ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Dadka naafada ah ayaa dalbaneya si loo caawiyo waxeyna radio arlaadi ugu warbixyeen sida ay tahay xaaladooda iyagoona sheegey in marara badan ay baaq dirsadeen balse ilaa iyo hada caawimaad helin.

Gudoomiyaha naafada koonfur galbee Aadan Ali mursal ayaa sidoo kale sheegey in naafada ay xaaladooda liidato.

W\Q:- Wariye Abdourahman Yussuf Hassan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here