Dhegeyso:- Doorka ay haweenka soomaaliyeed ay ku leeyhin ganacsiga.

0
307

Hawenka waa laf dhabarta bulshada waxeyna hogaan u yihin sidii ay u maareyn laheyn hoygooda,  Iyagoona inta badan ku howlan dhanka wax soo saarka ganacsiga .

sidoo kale haweenka ayaa ahaan jirey kuwo u badan guriyaasha ,lkn hada qaar ka mid  waa kuwa ganacsi sameeya ayigoo u dheertahay howsha gurigooda .

Ruqiya macalin Ali waa hooyo ka mid ah haweenka ku ganacsad magalad beydho ee xarunta gobolka baay waxeyna ka  warbixdey doowrka ay haweenka ku leeyhin ganacsiga.

Inkastoo ay caqabado iska jiraan hadana Haweenka waa kuwa siyaab badan ay uga haran shaqooyinka taasi oo sheegeysa Ruqiya oo ah ganacsade. Uga danbeeyn  ruqiya ayaa baaq u dirtey haweenka somaliyeed  waxeyn ay ku dhiira gelisey in ay shaqeystaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here