Dhegeyso:-Maamulka iyo shacabka degmada marko oo olole nadafadeed ka wada degmadaasi.

0
326

inta badan degmadasi waxaa herereyey geedka loo yaqaano Ali goroob, kaasi  oo xirey goobaha qaar oo ay ka mid yihin wadooyinka.bulsho aad u fara badan ayaa isagu soo baxey goobta ka socota nadaafad.ayigoo kaalin lixaad leh ka qaadanaayo , sidoo kale mamulka degmada marka ayaa dhankooda ku dhiira gelinaaya bulshada in ay soo celiyaan bilicda magalada marko ee gobolka shabeelaha hoose.

Qaar ka mid ah dadka ka qeyb qaadanay ayaa ka hadleen iyagoona codsanaaya in ay helaan Aqabki ay ku shaqeyn laheyn madam muda ay shaqeynayen .

Uga danbeeyn waxaa gaabta ka hadshey gudoomiyaha ururka haweenka muna maxamed zubeer oo uga horen u mahad elisey haweenka isa soo xilqaamey isla markaana kaalin lixaad leh ka qaadanaaya soo celinta bilicda degmada.

W\Q:- Wariye Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here