Dhegeyso:-Ururka Dhalinyarada Dedo Oo Bilaawey wacyi-galin ku aadan dhaqanka KG ay lee yihiin.

0
348

Waa dhaqansoojiraanahaaookuabtirsanayahidahaSooyaalkaSoomaaliyeed eek a soojeedamiyigakaasoo u muuqda mid siidhammanayaooxitaadadkiimiyigakunoolaa ay katagayaan.

Geedkaniwaxaa loo yaqaanaaQuracwaxaakukulansanDhalinyaroisbaheysateyoo la BaxdeyDeegaan, waxaynaisutaageenNooleyntaHidahaiyoDhaqanka ay LeeyihiinDadyowgakuDhaqan KGS.

Waxaaidin Muuqda Waa Xeeradii, Fandhaalkii, Dhakalka, Kur Buneed iyo Maqaarkii Lo’oda oo sida Saliga oo kale loo Gogley oo Dhalinyardo Rag iyo Dumarisugu Jira ay ku cunayaan Cuna Dhaqameedkii Asalka ahaa, waayadan Danbe se u Muuqda mid sii dabargo’aya oo Cid u Ciidantaa in uu san lumin u baahan.

Luul Isaag Aadan Waxay Sharaxeysaa Shirka Geedkan Hoostiisa kasocda iyoUjeedka la isuguYimid.

Abwaan Maxamed Xasan Cusmaan Canjeex iyo Nuurdiin Gacama Dheere waxay Na xusuusinayaan Dhaqankii aan lahayn iyo Marka Geedka noo kale la isugu yimaado waxaa dhaqanka u ahaa eel agu Xaasaawi Jirey.

Maxamed Abuukar waa Gudoomiyaha Ururka lamagax BaxayDeegaanee Soo Abaabuley kulankan lagu Nooleynaayo Dhaqanka Deegaanka Wuxuuna ka hadlayaa Sababta ku Kaliftey in ay isuTaagaan Qabashada Shirkaan kadhacay GeedkaHoostiisa.

Cali  Aadan Carab Waa Gudoomiye kuXigeenka DhegmadaBaydhabo Mar uu ku sooLeexdey Geedka ayaa Warbaahinta uu la wadagey sidauu uguFarxey Howsha Geedka Quraca Hoostiisa ka dhacaya isagoona Balanqaadey in Maamulkiisa Nooleynta Dhaqanka ku Gacansiin Doonaa Dhalinyarada Iskooda isu Abaabuley ee ku BahoobeyD eegaan oo u taagan Nooleynta Sooyaa lDhaqameedka Soomaaliyeed gaarahaan kan KGS.

Barbarta Degaan Waxay la soo Banbaxeen sidii ay Bulshadooda uuBoorin lahaayeen Soo NooleyntaDhaqanka Siibaab’aya ee Bari ahaa Midlagu Faano oo Qeybka ah Hidaha Dhahalka u ah Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed.

w\Q:- Wariye Siid Ali Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here