cisbitaalka guud ee degmada marka ee gobalka shabeelada hoose ayaa Haataan soo wajaheyaa daawo yari aad u bahsan iyo sariiraha cisbitaalka ee bukaanada loogu talgaaley inay jiiftaan oo aad u burbursan.
Buukaano farbadan ayaa isbtaalka jiifaa waxa jirtaa inay dawooyinka ka soo gataan dibadda cisbitaalka
inta badaan dhagaatiirta cisbitaalka ayaa waxa ay sheegeen inay ka caawiiyaan dhanka iyo sheybaarka ,Maadaama cisbitaalka aysan heeynin waxa daawo ah oo lasiiyo dadka bukaanada ah. Sidoo kale hoolwaadeenada cisbitaalka waxa ay sheegeen inay mudu ay ku shagaanayeen misheer la,aan.
Dr Maxamed cali kooke oo ka mid ah dhagaatiirta ka hoolgl cisbtaalka guud degmada marko Ee gobolka Sh.hoose waxa uu sheegey in cisbitaalka uu u bahaanyahay gar gaar deg deg ah isagoona baaq u direy dad weliba oo wax ku caawin kara xaruunta cisbitalkan.
W\Q:-Wariye Raxma Salaad Abdullahi