Dhegeyso:- Maamulaha Shirkada Sahal Electronic ee magaalada Baydhabo oo ka warbixyey Ganacsigiisa iyo ka hor tahriib uu ugalay si uu u soo shaqeysto.

0
313

Muqtaar Mayeesa Wuxuu ka mid yahay ganacsatada Gobalka Baay gaar ahaan kuwa degmada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay xili uu wareysi siinaayey Radio Arlaadi ayaa ugu horeyn ka warbixyey taariikhdiisa hore ee shaqa raadinta aheyd ka hor inta uu san ganacsigiisa furan.

cod

dhanka kale wuxuu ka sheekeeyey waxyaabaha ay sahal Electronic ay gado iyo halka ay alaabaha ugu kala yimaadaan isagoona dhalinyarada shaqa la,aanta ah ku dhiirageliyey in ay ganacsi furtaan oo tahriibka iska ilaaliyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here