Dhalinyaro ka shaqeysa Hormarinta Bulshada oo ka warbixiyeen Xirfadaha ay bulshada baraan.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudooyinkii ugu dambeeyey deegaanada koonfur galbeed soomaaliya waxaa ku soo badaneya dhalinyaro si iskooda ah ay isu abaabuleen sidii ay ku hormarin lahaayeen bulshada kuwaasi oo marmarka qaar la kulma caqabado aysan wax ka qaban karin.

Maxamed Salaad Isxaaq Liifow waa madaxa NGO Sihdo oo ka shaqeeya dhalinyarada soo dhameysatay jaamacadaha iyo dadka danyarta ah goobo lagu baro xirfado ay ku shaqeysan karaan iyo sidii lagu soo nooleyn lahaa hidaha iyo dhaqanka bulshada soomaaliyeed.

Warkan waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here