Dhalinyarda ku Nool Degmada Xudur Oo ka qeyb qaadanaya soo nooleynta Billicda Magaaladaasi

0
329

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururka Dhalinyarada Gobolka Bokool ayaa Bilaabay In Dib u soo Celiyaan Bilicda Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool Waxayna Qurxinta Magaalada Ka bilaabeen Geedaha Quruxdooda iyo Tabeelooyinka ayagoo ku shar xayaan Calanka KGS iyo Calanka Buluugga ee Dalkeena Soomaaliya.

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here