Inkastoo hormaro dhanka tiknolojiyada ah ka jirto somalia hadana istic maalka aalada teebka loo yaqaan ayaa weli kajirta magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay.
Xaruumaha Aaladan laga helo oo jira in kabadan 10 sano hadana waxaa ay ushaqeeyaan sidoodii oo waxaa jira dad usoo doonta adeegyada qorista warqada guryaha iyo warqodo dacwadeedyada.
Halkan Hoose Ka Dhageyso