Dhageyso:Warbixin Kusaabsan Hooyo Somaliyeed oo caruurteeda wax ku barta lacag ay dhar ku soo dhaqdey.

0
362

Haweenka somaliyeed waa kuwo u nugul dhibaatada qoyska qaarkood waxaa soo wajahda in aabaha reerka uu geeriyoodo qaarna abihii oo waaya lixaadkiisa amaba naafooba taasoo kalifi karta in hooyadu ay ladaalaadhacdo soo dhicinta nolol maalmeedka qoyska.

Halkan Hoose Kadhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here