Dhageyso:Warbixin ku saabsan Uunsiga oo ay habluhu isticmaalaan oo haween badani shaqo u noqotay

0
412

Caasho Maxamed Axmed waxaa ay ka ganacsataa uunsi ay ayadu gacanteeda kusamayso kaasoo ay hablo badani rukun u yihiin ayna xaafadaha ugu geyso.

haween badan oo xaafadaha magaalada ugu balansan ayey u geysaa si ay lacago ugu hesho taasoo ay sheegtey iney ku maareyso nolosha caruurteeda oo aabahood dhintey qaarnay iskuu kaga bixiso.

Halkan Hoose Kadhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here