Dhageyso:-Wasaarada Maaliyada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo Ka warbixisay Hanaanka Dhaqaalaha koonfur galbeed.

0
459

Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen ayaa ka warbixyey  meelaha ay wax u mareyaan tubta dhaqaalaha iyo wasaaradaha hoos yimaada, wuxuuna Wasiirka sidoo kale sheegey in dhaqaalaha koonfur galbeed uu kor u sii socdo, shaqaalaha wasaaradana la siin doono tawabaro aqoontooda kor loogu qaadeyo oo la xariira arimaha dhaqaalaha.

Wasaarada Maaliyada Koonfur Galbeed ayaa wada dadaalo lagu hormarineyo adeegyada dhaqaalaha deegaanada koonfur galbeed iyo shaqaalaha wasaaradaha sidii aqoontooda kor loogu qaadi lahaa si ay bulshada ugu adeegaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here