Dhageyso:-Shaqaalaha Wasaarada Tamarta Iyo Biyaha Koonfur Galbeed oo loo soo Xiray Tababar Ku Sabsanaa Habka Koormeerka Iyo Ilaalinta Tayada Biyaha.

0
332

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha DGKS  Mudane Adan Abdulaahi Isack Ayaa  Soo xirey Tababar Socday mudo Labo Maalin ah Midkaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaarada Ayadoo kaashanaysa Hayada UNICEF .

Tababarka ayaa ku Saabsanaa Habka Kormeeeka Iyo ilaalinta Tayada Biyaha waxaana ka Faaidaysanayay Shaqaalaha Wasaarada caafimadka iyo Wasaarada Tamarta Iyo Biyaha Koonfur Galbeed.

Agaasimaha oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa sharaxay tawabarkan shaqaalaha la siiyey waxa uu ahaa .

Qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada tamarta iyo khayraadka biyaha DGKS  iyo caafimaadka ayaa dhankooda ka hadlay muhiimada uu ulahaa tawabarka aqoon kororsiga ah ee la siiey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here